Ciidamo aad u hubeesan oo maanta la geeyay magaalada Baraawe (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta diyaarado lagu geeyay magaalada Baraawe ee caasimadda rasmiga ah ee maamulka Koonfur Galbeed la geeyay ciidamo badan oo isugu jira booliis iyo milatari aad u hubeesan. Ciidankan maanta la geeyay magaalada Baraawe ayaa loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan sugida ammaanka magaalada Baraawe inta ay socdaan doorashada kuraasta gollaha shacabka ee magaaladaasi … Continue reading Ciidamo aad u hubeesan oo maanta la geeyay magaalada Baraawe (Daawo Sawirro)